PUNTLANDI.COM: Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo furay machadka cilmi baarista iyo horumarimta ee SIDRA.

Wednesday, 14 June 2017 10:12 Written by
Rate this item
(0 votes)
 

PUNTLANDI.COM: Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo furay machadka cilmi baarista iyo horumarimta ee SIDRA.

 

 

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta oo axad ah daahfuray machadka cilmi baarista iyo horumarinta Soomaaliya ee SIRDA.

 

 
 
Read 6 times