ALLPUNTLAND.COM: Machadka Cilmi Baarista & Horumarinta ee SIRDA Oo Maanta Garoowe lagu Daahfuray.

Wednesday, 14 June 2017 10:11 Written by
Rate this item
(0 votes)
 

ALLPUNTLAND.COM: Machadka Cilmi Baarista & Horumarinta ee SIRDA Oo Maanta Garoowe lagu Daahfuray.

 

 

Xarunta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe waxaa maanta lagu daahfuray Machadka Cilmi Baarista iyo Horumarinta ee SIRDA oo ah mid Cusub, Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland C/xakiim Camey iyo Xubno ka socday Goleyaasha Dowladda iyo Marti sharaf kale

 

 
 
Read 3 times